Cafis loo fidiyay in ka badan 570 Maxbuus oo ku xirnaa Xabsiyada Somaliland (Wareegto)

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu goordhaw soo saaray cafis Madaxweyne ugu fidiyay in ka badan 570-Maxbuus oo ku xirnaa xabsiyada kala duwan ee maamulka Somaliland. Maxaabiistan uu cafiska u sameeyay Madaxweynaha Somaliland ayaa ah Maxaabiista galay  dembiyada aan aadka u cuslayn ,waxaana xabsiyada kusii jiri doona Maxaabiista loo heesto dambiyada culus … Continue reading Cafis loo fidiyay in ka badan 570 Maxbuus oo ku xirnaa Xabsiyada Somaliland (Wareegto)